Beeraleyda Goobweyn oo ka cabanaya cayayaan ka cuna dalaga

0
611
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Beeraha waa qaar kamid ah wax soo saarka Dalka waxaa ku tiirsan dad badan oo xirfadoodu ay tahay tabcashada beeraha iyo wax soo saarka.
Beeraha ku yaalo Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa kasoo baxo Dalagyada noocyadooda kala duwan iyo qudaarta qeybaheeda kala gadisan.
Hadaba Beeraha ku yaalo deegaanka Goobweyn iyo kuwa ku teedsan ayaa waxaa wax soo saarkooda loo suuq keena magaaladatani kismaayo,beeraleyda kunool deegaanka Goobweyn oo qiyaastii 13-KMu jirtaa magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ka warbixiyeena caqabadaha ay kala kulmaan tabacashada beeraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here