Beeraleyda Gobolka Hiiraan oo bilaabay inay tacbadan beerahood kadib markii roobabkii Gu’ga ay curteen

0
182
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeraleyda deegaanka Leebow oo ka mid ah deegannada hoos taga magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa bilaabay inay tacbadan beerahooda kadib markii roobabkii guga ay ka curteen dalka islamarkana si weyn ay ugu diirsadeen dadka iyo duunyada oo muddo la dala dhacayay abaarta.
Dalagyada ugu badan ee beeraleyda xiligan ay abuurayaan ayaa waxaa ka mid ah galeyda, digirta, iyo yaanyada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here