Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabeelle ayaa 1,500 qoys oo beeraley ah ku wareejisay abuur ka kooban galley, sisin, yaanyo iyo agab casri ah oo beeraha lagu falo, iyadoo kaashaneysa hay’adaha FAO iyo STA.
Qaar ka mid ah beelayda ka faa’iidaysay Abuurka beeraha ayaa u mahadceliyay Wasaaradda beeraha Hirshabeelle.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.