Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ayaxa ayaa waayadii dambe waxa si weyn uga cabanayay dadka Beeraleyda ah, maadaama uu meelo badan ku dagay dalagyo badanna uu ku habsaday,
sida ay sheegeen Hay’adaha ku shaqada leh arimaha beeraha ayaxa ayaa ah kii ugu balaarnaa mudo dheer oo ay ka cawdaan dadka beeraleyda.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.