Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeruhu waxay ka mid yihiin ilaha dhaqaale ee bulshda soomaaliyeed ay ku tiirsan yihiin marka laga sootago xoolaha, waxaana qoysaska soomaaliyeed ay yihiin kuwa ahmiyad weyn siiya wax soor saarka beeraha
Beeraleyda Gobalka Baay oo wax soo saarkooda ugu badan ahaa dalaqyada dalka ayaa sanadooyinkan dambe waxaa yaraaday wax soo saarkooda iyadoona beeraley badan ay iska joojiyeen tacbashada beeraha markii ay la kulmeen caqabadooyin badan oo ay ugu horeyaan Barkaca , abaaro iyo suuq yari ka heysta ka iibsashada dalaqyadii ay beereen, waxaana dadka ay u badan yihiin iibsashada cuntooyinka laga keenay Dalka dibaddiisa.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.