Beeraleyda duleedka magaalada Kismaayo oo codsi u diray dowlad goboleedka Jubbaland.

0
397

Kismaayo(Idaacada Waamo)Duleedka magaalada Kismaayo oo ay ku yaallaan beero ay ka baxaan dalagyo kala duwan ayaa waxaa saameysay abaar,waxayna sheegeen dadka beeraleyda ah in ay roob wanaagsan helin taasina ay saameysay dalagyadii uga baxayay beeraha.

Hay’adaha samafalka iyo dowlad gobaleedka Jubbaland ayey ka codsadeen in laga caawiyo sidii ay kannaalo uga soo leexsan lahaayeen wabiga,si ay u tacbadaan beerahooda.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here