Beeraleyda degmada Jowhar oo loogu baaqay Isticmaalka daawooyinka Bariiska

0
93
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dalaga Bariiska waxaa uu kamid yahay dalagyada ka baxa Beeraha Magalada Jowhar ee casamida Dowlad Gobaledka Hirshabelle Kaasi oo dhibaato kaladuwan ay ka maraan dadka Beeraleyda sida cuduro iyo bahalo gala Bariiska.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here