Beeraleyda deegaanka Yoontooy oo cabasho ka muujiyay cayayaan dhibaato ku haya dalagyada ay beertaan.

0
486
Deegaanka Yontoy waxaa uu kamid yahay deeganada leh dhul beereedka,Waxaana Ku yaaala Ku Dhawaad 90 beerood oo waawayn,Ku waasoo  Sadexdii  sano Ee lasoo dhaafay Lagu beerayay Dalagyo Kala Duwan.
Beeraha Deegaanka Yoontooy waxaa ka soo go’a noocyada kala duwan  ee dalayada khudaarta balse Qudaarta ka Soo go’da kama badna  istimaalka dadka  Deegaanka iyo Magaalada Kismaayo oo Ku Tiirsan khudaarta laga keeno yontay iyo Deegana dhaw.
Dadka Beeralayda ah ee deegaanka Yoontooy ayaa Cabasho Ka muujiyay Cayayaanka Cuna Dalaga beeraha.
Waxaa warbixintaan inooga diyaarisay:Hamdi Mohamed Yaasiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here