Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beeraleyda ku nool deegaanka Buurfuule ee hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka shabelaha dhexe ayaa dib u bilaabay tacbashada beeraha kadib markii uu ka da’ay deegaankaasi roobab xooggan oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada.
Xamdi Maxamed Yaasin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.