Beeraleyda Deegaanka Goobweyn oo walaac ka muujiyay Cayayaan ku dagay Dalagyadoodi

0
383

Kismaayo (Idaacadda Waamo)Beeraleyda deegaanka Goobweyn ayaa cabasho ka muujiyay Cayayaan ka cuna dalagyada ay beertaan,waxayna codsadeen in laga gacansiiyo sidii ay uga badbaadsan lahaayeen dalagyadooda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here