Beeraleyda Deegaanka Goobweyn oo ka hadlay Biyo yari soo wajahday

0
352

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka beeralayda ah ee ku nool deegaanka goobwayn ee dhanka waqooyi ka xiga  Magaalada Kismaayo ayaa cabasho ka muujiyay biyo yarida deegaanka ka jirta oo saamayn wayn ku yeelatay beerahooda.

Beeralayda deegaanka goobwayn ayaa sida ay sheegeen waxaa  markii hore beerahooda ay ku waraabsan jireen biyaha wabiga Jubba kuwaas oo hada isku badalay dhanaan aan beeraha lagu waraabin karin sido kalana aan cabitaanka ku haboonayn  ka dib markii wabiga ay soo galeen biyaha badda.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbiixntan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here