Beeraleyda Deegaanka Buulo-gaduud oo ka waramy sida ay u saameeysay abaarta

0
228
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buula Gaduud waxa uu ka mid yahay deeganada hoos imaada degmada Kismaayo,dadka deegaanka ayaa waxa ay ku tiirsan yihiin tacbashada beeraha iyo dhaqashada xoolaha.
Deegaanka ayaa waxaa sameysay abaarahii ku dhuftay dalka gaar ahaan abaartii ka dhacday deeganada Jubbaland,qaar ka mid ah Beeraleyda deegaanka Buula Guduud ayaa ka warbixiyey saameynta ay ku yeelatay abaarta ka dhacday guud ahaan dalka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here