Beeraleyda Deegaanka Buulo-gaduud oo baaq u diray Ganacsatada Jubbaland

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maalgashiga Beeraha waa mid ka mid ah tiirarka dhaqaalaha, Horumarka, iyo sugnaanta cuntada ee dal kasta. Maalgashi lagu sameeyo beeraha wuxuu kor u qaadaa wax-soosaarka, shaqo-abuurka, dakhliga beeraleyda, wuxuuna yareeyaa saboolnimada iyo baahida cunto ee bulshada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here