Beeraleyda deegaanka Buula-guduud oo bilaabay qorshe lagu hormarinayo wax soosaarka Beeraha

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buula-guduud ee waqooyiga Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa caan ku ah Dhulbereed laga soosara Qudaarta nocyadeeda kala duwan iyo Dalag yada labeerta Wana dhul barwaqa ah oo ku haboon beerashada madama u mara Wabiga Jubba.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here