Beeraleyda Buula-gaduud oo ka faa’iideysanaya tacbashada Beeraha

0
245

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buulo-guduud waa deegaan Beereed dhaca dhanka waqooyi magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Dadka ku nool deegaanka Buulo-guduud ayaa ah dad Beeraeley ah iyo walibo dad xoolo dhaqato isugu jiro.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here