Beeralayda Shabeellaha dhexe oo codsaday in laga caawiyo daawoyinka Beeraha

0
31

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Beeralayda tuulada Bayaxow oo hoos tagta Degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa codsaday in laga caawiyo daawooyinka Bariiska oo ka mid ah dalagyada ay tacbadaan Beeralayda tuladaas.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here