Beeralayda Jubbaland oo loogu baaqay inay wax ku beertaan meelaha ka fog Wabiyada iyo Togaga

0
64

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir Ku-xigeen wasaaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland Suldaan Cali Aadan Sokor  ayaa sheegay in muhiim ay tahay in beeralayda ka badbaaday fatahaada iyo daadadka ay xooga saaraan tabcashada beeraha wasaaraduna ay ku caawinayso abuurka iyo waxyaabaha kale ee ay u baahan yihiin .

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here