Beeralayda Gobolka Jubbada hoose oo codsaday in la siiyo tababaro

0
46

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka beeralayda ah ee degan deegaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ayna beerahoodu ku yaalaan Jiinka Wabiga Jubba ayaa inta badan caqabado kala kulma fatahaada wabiga sida in talagyadii ay tabcadeen Biyuhu ka qadaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here