Beeralayda Gobolka Baay Oo loogu baaqay Horumarinta Wax soo saarka Dalagyada

0
11

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Beeralayda Gobolka Baay ayaa wajahaya caqabado badan oo saameyn ku yeeshay wax-soo-saarkooda, waxaana loo baahan yahay in la sameeyo dadaallo lagu horumarinayo wax-soo-saarka dalagyada si loo xoojiyo dhaqaalaha deegaanka.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Koonfur galbeed oo booqday qaar kamida beeraha gobalka baay ayaa beralayda ugu baaqay inay kor u qadan waxsoosaarka Beeraha.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here