Beeralayda Gobolka Baay oo helay Suuqyo cusub u iib geeyaan wax soo saarkooda

0
54
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gobolka Baay ee koonfur galbeed waxyaabaha uu caanka ku yahay waxaa ka mid ah tacabka beeraha taasi oo lagu sheegay in boqolkiiba %85 oo ah tiro aad u badan siga ay shegeen Daladda horumarinta Beeraha Deegaanada Gobolka Baay.
Cabdinuur Ibraahim Maxamed Gudoomiyaha Daladda horumarinta Beeraha gobolka Baay oo ka hadlay Arimaha Beeraha ayaa sheegay in Qiimeyntooda ay ku sameeyeen Beeraha gobolka Baay ay u badan yihiin kuwa lala sugo roobka, isagoo sheegay in ay ka yar yihiin Beeraha Matoorka lagu waraabiyo, taasi oo sabab uga dhigay in Gobolka uusan Maraynin Wabi.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here