Beeralayda Degmada Buurdhuubo ee Gobalka Gedo oo loo qeybiyey abuurka Beeraha.

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Buurdhuubo Gobalka Gedo waxaa kunool dad badan oo noloshoodu ay ku tiirsan tahay tabcashada beeraha, dadka beeraleyda ee kunool degmadaasi ayaa loo qeybiyey abuurka Beeraha si ay wax isaga badalaan wax soo saarkooda.

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo kaashaneyso Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa dadka kunool  Buurdhuubo gaarsiiyey abuur beeraha oo ay baahi weyn uqabeen.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here