Beeralayda Deegaanka Yoontooy oo walaac ka muujiyey wax soo saarka Tacabka beeraha Deegaankaasi

0
563
Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Deegaanka Yoontooy waxaa ku nool qoysas aad u badan oo noloshooda ku tiirsan tahay Wax soo saarka beeraha iyo tabcashadeeda, laakiin markaan waxaa soo food saaray caqabado ay kamid yihiin qalab yari iyo cayayaan dhibaato ku haayo dalagyada ay beertaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here