Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Beerayda deegaanka Qaam Qaam ayaa xiligaan waxaa usoo go’ay dalagyada qudaarta noocyadeeda kala duwan sida yaanyada, mooska, Qaraha, Batiiqa, Cambaha iyo dalagyo kale oo ay usoo iib geeyayn suuqyada Kismaayo.
qaar kamid ah beeralayda iyo dadka ka shaqeeya qudaarta ayaa ka warbixiyay dalagyada sanadkaan soo go’ay iyo halka uu marayo iibkoodu.
Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.