Beeralayda deegaanka dag-mareer ee gobalka Jubbada hoose oo samaayn kala kulmay roob ka Gu’ga

0
38

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gobalka Jubada hoose oo caan ku ah wax soosaarka noocyada kala duwan ee dalagayaada ayaa waxa si wayn u sameeyay roobka Gu’ga oo silaxaadle uga da aya Gobalka.

Daadad xooggan oo ka dhasha roobka ayaa cagta mariyay beerihii kaas oo beeralaydu quus ka tagan yihiin dalagyadii ay beerteen.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here