Kismaayo (Idaacadda Waamo)Dadka ku nool deegaanka Buulugoduud ee waqooyiga magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa intooda badan ah kuwo ay noloshoodu ku tiirsantahay tabaca beeraha,ayadoona siyaabo kala duwan ay dadku uga faa’iidaystaan dalagyada beeraha.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.