Beeralayda Deegaanka Baarka oo cabasho ka muujiay fatahaada uu sameeyay wabiga Jubba

0
288

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka beeralayda ah ee ku nool Deegaanka Baarka ee hoosta degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose ayaa ka cabanaya Fatahaada uu sameeyay wabiga Jubba kaas oo saamaayn u gaaystay  qaar ka mid ah dadka beeralayda ah ee ku nool deegaanada hoostaga Degmada Jamaame.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here