Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Dadka beeralayda ah ee ku nool deegaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ay noloshoodu ku tiirsantahay dalagyada Beerahooda uga soo go’ay u soo iib geeyay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.