Beeralayda dagmada Dhoobley oo loogu baaqay tacbashada beeraha

0
79
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xili Meelo badan oo kamid ah dalka ay ka curteen Roobabka Gu’ga ayaa Bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose loogu baaqay in ay bilaabaan Tacbashada Beeraha maadamo la guda galay Xili Roobadka Gu’ga.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here