Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maxamed dhicis Cabdi oo kamid ah dhalinyarada magaalada Baldweyne ayaa abuurtay fursad shaqo isagoo deegaanka Ceeljaalle ka hergeliyay beer uu ku beeray dalaga looyaqaano qajaarka si uuga helo nolol maalmeed ku filan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.