Beelihii ku dagaalamay galbeedka Kismaayo oo heshiis rasmi ah wada gaadhay

0
383
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa maanta magaalada Kismaayo Ka furmay wajigii saddexaad ee shirweynaha dib u heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee ku dagaalay Galbeetka Kismaayo.
Waxaa kulanka maanta kasoo qayb galay Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam,Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland, Ugaasyada iyo odayaasha dhaqanka ee labada beelood, Odayaasha guud ee Jubbaland iyo Culimaa’udiinka Jubbaland.
Shirkan oo ay soo qabanqaabisay dawlad goboleedka Jubbaland wuxuu u jeedkiisu ahaa in si kama dambays ah loo soo af meero colaaddan soo laalaabatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here