Beelihii ku dagaalamay Degmada Luuq oo aqbalay warimurtiyeedkii gudiga Nabadeeynta

0
30
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degmada Luuq ee Gobalka Gedo waxaa dhacay dagaal beeleed dhex maray beelo walaalo oo wada daga degmadaasi, dagaalka ka dhacay luuq ayaa sababay dhimasho, dhaawac, barakacay iyo hanti badan oo halkaasi ku burburtay.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here