Barnaamijka Marwo Caafimaad ee qeybta Jubbaland oo laga daahfuray magaalada Kismaayo

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta KG ee dowlada Goboleekda  Jubbaland ayaa si rasmi ah looga daahfuray Barnaamijka Marwo Caafimaad oo ka mid ah mashaariicda caafimaad ee lagu taageerayo bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan hooyooyinka iyo carruurta.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here