Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhammaan Dhageystayaasheena iyo akhristayaasheena waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar Ah oo Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Ka Hortagga Tahriibinta Dadka ee Idaacadda Waamo, waxaana inoo soo jeedinaya:- Abdinoor Samriye