Barnaamij bulshada looga wacyi galinayo burburka qoyska oo Kismaayo laga bilaabay.

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda waxaa ku badan burburka qoyska ama kala taga lamaanayaasha taas oo saamaayn ku yeelata  Caruurta marka ay labadooda waalid kala tagaan.

Abshi Khamiis oo ka mid ah haweenka ku nool Kismaayo ayaa si iskeed ah isugu xilqaantahay in ay bulshada ka wacyigaliso burburka qoyska iyo saameynta ka dhalan karta waxaa ayna sheegtay in door wayn ay ka qaadato xalinta khalifaadka qoyska.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here