Barkacayasha ku nool Kaam Dhasheeg Waamo ee magaalada Kismaayo oo sameeyn uu ku yeeshay Roobka

0
57
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabka ka da’ayay magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu sameeyn ku yeeshay Barakacayasha kunool  Dhasheeg Waamo ee magaalada Kismaayo
Guryaha ay ku nool yihiin bulshadan  ayaa waxay ka sameeysanyihiin  cowshada iyo marya ay isku geeyeen mana heeysataan baco ay kaga ga’badaan Dhibicada Robabka  waxuu ka mid yahay kaamamka uu si gaar ah sameen robaka ka da’aya magaalada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here