Barkacayaasha kaamka Hillaac magaalada Kismaayo oo codsaday in loo hirgaliyo Ceel-Biyood

0
32

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaynu booqasho ku tagnay Kaamka barakacayasha Xilaac ee magaalada Kismaayo waxaa kunool Qoysas dan yar ah oo ay tiradood gaareeso ku dhawaad boqol qoys kuwasoo ay ka soo barkacaya deganaanada ku dhow degmada kismaayo.

Dadka barakacayasha ah ee kunool kaamka Xilaac guryaha ay ku nool yihiin waa kuwa ka sameesan dhis , maryo iyo bacayo ay isku geyeen ,si ay oga gabadaan qorxada iyo qabowga ka jira maglaada , barkacayashan waxaa ay u bahan yihiin in laga caawiyo musqulo iyo adeegyada asasiga u ah nolasha.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here