Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay xariga ka jarayeen Suuq-wayn oo loogu talogalay inay ku ganacsadaan barakacyaal horay Dowlad Goboleedka Jubbaland ay dib u dajin ugu Sameeysay Deegaanka Bulo-barte ee waqoyiga magaalda kismaayo.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.