Barakacyaal ku nool Degmada Dhoobley oo codsaday in loo dhiso Musqulo

0
94

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka Barakacyaasha ah ee Dagan Kaamamka ku yaala Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa xiligan wajahaya caqabado kala duwan oo ay ugu horeyso Musqulo la’aan taasi oo ay sheegeen in ay baahi Weyn u qabaan helida Musqulo.

Qaar kamid ah Dadka Barakacayaasha ah ee Dagan Kaam Daryeel ee Degmada Dhoobley ayaa Sheegay in Kaamka ayna ku oolin Musqulo ku filan islamarkaana ay taasi caqabad ku tahay Bulshada ku nool kaamkaasi waxayna codsadeen in loo hirgaliyo Musqulo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here