Barakacaysha Baladweyne oo codsaday in lasoo gaarsiiyo agabka Nadaafada.

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka  mid ah baracayaasha ayaa maamulka gobolka Hiiraan iyo Hay’addaha samafalka ee ka howlgala gobolka Hiiraan ka codsaday in lagu caawiyo agabka nadaafada sida kalooriinta, Sabuun iyo waxyaabo kale oo muhiim u ah kor u qaadida nadaafada.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here