Barakacayasha Ku nool Kaamka Saakuye ee magaalada Kismaayo oo codsaday in Guryo loo dhiso

0
65
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacayasha Kunool Kaam Saakuye ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay wajahayaan darufo ka noolasha oo ay sameen ku yeelatay xaalada ay ku jraan bulshada kunool kaam Saakuye
Guriyaha ay ku nool yihiin bulshadan  ayaa waxay ka sameesan yihiin  cowshada iyo marya ay isku geyeen mana heestaan bacay ay kaga ga’badaan  Qoraxada iyo qabowga ka jira magaalada mana heestaan guriya ay kaga gabadan dabeelaha iyo qabowga ka jira magaalada Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here