Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka bilaabmay roobabka xagaaga wuxuuna Sameyn gaar ah ku yeeshay Barakacayasha kunool kaamamka ku yaalla magaalada Kismaayo.
Kaamka Badbaado wuxuu ka mid yahay kaamamka uu sametnta ku yeesheen roobabka ka da’aya magaalada, maadaama guryaha ay ku nool yihiiin aysan u adkeysan karin dabaysha roobabka.
abdinoor samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.