Barakacayaasha magaalada Jowhar oo saameyn ku yeeshay roobka Guga

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kadib Markii Jowhar iyo deegnada hoostaga maalmihi ugu dambeyay uu ka,da,ayay roobka gu,ga ayaa Waxaa saameyn kala kulmay dadka ku nool kaamka alla aamin oo ku yaala dhanka galbeed eee Magalada Jowhar ku waas oo markii horaba kasoo barakacay deeganadoodii ay ku sugnaayeen dhibatoyin halkaasi ka jira awgii.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here