Barakacayaasha kunool waqooyiga kismaayo oo deeq gargaara la gaarsiyay

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda barakacayaasha iyo qoxootiga jubbaland ayaa deeq gargaara gaarsiisay 500 oo qays kuwaas oo kunool waqooyiga magalada kismaayo

Ddqdanan oo ka kooban raashinka noocyadiisa kala duwan sida Bur bariis saliid iyo caano ayaa waxa hay’ada barakacayaasha iyo qoxootiga jubalan garab kasiiyay hay’ada Camuud foundstion.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here