Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Barakacayasha Kunool Kaam Saakuye ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay wajahayaan darufo ka noolasha waxayna ku yar barakacayashan musuqulaha taas oo keentay in ay aad ugu yar yihiin musqulaha loo dhisay .
mid ka mid ah hay’adah ka shaqeeya magaalada Kismaayo ayaa u dhisay musuqulah ay hada isticmaalan waxiyna ay ii sheegeen in ay hada u bahan yihiin in loo korhdiyo musuqalaha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.