Barakacayaasha kunool Kaamka Najax ee magaalada Baladweyne oo wajahaya duruufo dhanka nolosha

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaska barakacayaasha ee ku nool kaamka najax ee magaalada Baladweyne ayaa wajahaya xaalado biyo yari iyagoo hada isticamalo biyaha wabiga shabelle oo ay ka dhalan karaan cuduro madaama dhadhankooda is badal ku yimid.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here