Barakacayaasha kunool kaamka Farxaan2 oo kahadlay duruufaha haysta

0
64

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacayaasha Kunool kaamba Farxaan 2 oo kuyaala Xaafada Farjano ee magalada kismaayo Gaar ahaan waaxda Siinay ayaa waxa haysta duruufo nolaleed oo kala duwan.

Qoysaska ku nool kaamkani ayaan haysan Adeegyada aas aasiga ah sida waxbarashada caafomaadka iyo adeegyo kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here