Barakacayaasha kunool kaamamka magaalada Kismaayo oo deeq gargaara la gaarsiiyay

0
72

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Barakacaaasha iyo Qaxootiga dowlad gobalkeedka Jubbaland ayaa 400 oo qoys oo barakacayaal ah isla markaana kunool kaamamka degmada Kismaayo gaarsiisay deeq gargaara oo ka kooban raashinka noocyadiisa kala duwan.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here