Kismaayo(Idaacadda Waamo)-RoObab ka curtay Deegaanada Jubbaland gaar ahaan magaalada Kismaayo ayaa waxa sameyn kala kulmay qaar kamid ah Barakacayaasha kunool Kaamamka magaalada kuwaas oo codsaday in lasoo gaarsiyo bacaha roobka laga galo.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.