Barakacayaasha kunool kaam Badar oo ka cabanaya Roobabka ka da’ay Kismaayo

0
77

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Saacadihii la soo dhaafay waxaa magaalada kismaayo ka da’ay Roobab laxaad leh, kuwaas oo saamayn guud ku yeeshay nolasha  bulshada Gaar ahaan kuwa barakacayaasha ah oo aan haysan Guryo Awood u leh difaaca dhibicda roobka iyo dhaxantaba.

Roobabka ayaa ka gooyay barakacayaasha raashinkii iyo sidoo kale gogashii isagoo dumiyay musqulihii.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here