Barakacayaasha ku nool magaalada Kismaayo oo saameyn ay ku yeesheen Dabeylo ka jiray magaalada

0
288

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xili mudooyinkii u dambeeyay dabeylo ka dhacayeen magaalada Kismaayo iyo guud ahaan gobalada dalka,ayaa waxaa ay saameyn ku yeesheen barakacayaasha magaalada Kismaayo,kuwaas oo aan heysan Aqallo u adkeysan karay dabeylahaasi.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here